Lafgareen oo guddoomiye cusub u magacaabay Maamulka gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafgareen) ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Laftagareen ayaa sidoo kale waxaa Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sh/hoose C/qaadir Shiikh Maxamed Nuur (Siidi). Wareegtada Waxaa warbaahinta la wadaagay Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta Madaxtooyadda K/Galbeed Maxamed Cali … Continue reading Lafgareen oo guddoomiye cusub u magacaabay Maamulka gobolka Sh/hoose